Cómo instalar el archivo APK / APKS / OBB en Android
Muxuu yahay HANUUNIYE APP?
Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diinah ahigaya ooan tayi isla doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.
Intaas waxa dheer, su'aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ee ee intaa aos bau ahami u si soo weydiin karo culimada.
Aragtida:
• Faafinta aqoonta diiniga ah iyo wanaag kasta oo bulshada manfac iyo waxtar ugu jiro.
• Soo gudbinta aqoon diineed oo halabuur leh.
• En bulshada soomaaliyeed laga shaafiyo su'aalahooda diinaga ah ee ay tabanayaan.
• En umadda laga haqabtiro aqoonta diineed iyo aqoon kasta oo manfac u leh.
Hiraalka:
• Fudaydinta iyo soo dhaweynta waxbarashada asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah ruuxa muslinka ah.
• Hirgalinta waxbarasho diineed oo sugan, tayo leh, oo fudud.
• En tikniloojiyadda looga faa'ideeyo diinta, ruuxa muslinka ahna loo soo dhaweeyo baahidiisa asaasiga ah ee diineed.
• En la isku xidho bulshada iyo culimada, se encuentra haleelkoodana la fududeeyo.
• En culimada laga reebo dhaxal ay dheefsadaan jiilasha soo socda.
Yoolka:
• Kor u qaadidda aqoonta iyo waciyga diineed ee bulshada.
• Ururinta kayd aqooneed diini ah oo dhaxagal ah
• En bulshada lagu gaadhsiiyo aqoonta diineed hab kasta oo casri ah oo suuragalaya.
• Ka qaybqaadashada faafinta aqoonta diiniga ah iyo guud ahaan khayrka iyo wanaagga.
Cómo ha cambiado la versión mínima de Android que necesita Hanuuniye en las versiones del catálogo de apkgold.es. Toca un punto del gráfico para ver una versión concreta.
La versión actual de Hanuuniye, 2.10, funciona en Android 5.0 y posteriores y tiene Android 11 como objetivo.